DAWADA Ruuxda – CASHARKA 2aad

DAWADA RUUXDA – CASHARKA 2aad Waxaan ka sheekeynay ashqaraarka iyo muhiimada jidhku leeyahay. Hadda waxaynu ka hadli doonaa hababka sunta iyo qashinka jidhka looga saaro. Waxaynu la noolnahay sun ku dhex saaqan ku dhawaad unug walba oo jidhkeena ka mid…



