Category Arimaha Bulshada

DAWADA RUUXDA – CASHARKA 6aad

DAWADA RUUXDA - CASHARKA 6aad

DAWADA RUUXDA – CASHARKA 6aad Marka aad tahay qof dhallinyaro ah waxaa aad kugu badan BURQAD-TAMARREEDYO kala jaad ah. Oo ay ugu xoog badan tahay TAMARTA MALANDA. Waana waxa dhallinyarada ugu wacan falalka kufsiga, iyo falfalxumada maandooriyaha. Marka ay tamar…

Waa Maxay Isbedelka Cimilada?

Waa Maxay Isbedelka Cimilada?

Waa Maxay Isbedelka Cimilada?Isbedelka cimilada waa mid ka mid ah arrimaha ugu waaweyn ee maanta dunida wajahdo. Dad badan ayaa maqla ereygan, balse si dhab ah uma fahmaan waxa uu yahay iyo sida uu u saameeyo nolosha maalinlaha ah. Marka…

DAWADA RUUXDA – CASHARKA 5AAD

DAWADA RUUXDA - CASHARKA 5AAD

DAWADA RUUXDA – CASHARKA 5AAD Dad badan ma leh QULQULKA TAMARTA. Waxaa xidhan ilaha TAMARTA. Waana waxa ugu wacan WAHANKA, MURUGADA, DAALKA, QULUBKA, iyo hundhurka nafsiga ah. Tamarta jidhka waxaa had iyo jeer xambaara JACAYLKA. Waxay had iyo jeer u…

The 5 Elements of Emotional Intelligence, Explained

Emotional Intelligence

Emotional intelligence has emerged as among the top essential skills for success in both our professional and personal lives. Even though technical abilities and intelligence quotient will always be important, studies have consistently demonstrated that those individuals who can identify…

DAWADA RUUXDA – CASHARKA 4aad

DAWADA RUUXDA

Casharadan dawada ruuxda waxaynu ku billownay muhiimada jidhka bini-aadmiga. DAWADA RUUXDA Welina annaga oo ku dhex jirna xubnaha jidhka ayaynu lugaha ku xijinay, kaddib cunaha, imminkana caloosha ayaynu maraynaa. Arrimahan ruuxda lagu dawaynayo waa silsilad dheer oo ka billaabanta jidhka,…

DAWADA RUUXDA – CASHARKA 3aad

DAWADA RUUXDA - CASHARKA 3aad

DAWADA RUUXDA – CASHARKA 3aad Laga soo billaabo yaraantaadii haddii hadalkaagu aannu ahayn sidii la rabay – aadan awooddin inaad sheegto waxaad rabtay inaad tiraahdo; ma awooddid inaad tiraahdo waxa aad rabto in aad tiraahdo, waayo tamarta AAN LA SHEEGIN…

DAWADA Ruuxda – CASHARKA 2aad

Waxaan ka sheekeynay ashqaraarka iyo muhiimada jidhku leeyahay.

DAWADA RUUXDA – CASHARKA 2aad Waxaan ka sheekeynay ashqaraarka iyo muhiimada jidhku leeyahay. Hadda waxaynu ka hadli doonaa hababka sunta iyo qashinka jidhka looga saaro. Waxaynu la noolnahay sun ku dhex saaqan ku dhawaad unug walba oo jidhkeena ka mid…

DAWADA RUUXDA – CASHARKA 1aad

DAWADA RUUXDA

Dawada ruuxda waa casharo taxane inoo ahaan doona oo aynu kaga hadli doono DAWADA RUUXDA, DAWADA QALBIGA, DAWADA MADAXA iyo guud ahaan farxadda bini-aadmiga. Waa casharo ugub ah oo u baahan in si dhabgal ah (practical) loo sameeyo. Ruuxdu kama…